Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta 27aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed (Akhriso)

Taliyaha ciidanka XDS Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa magacaabay Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidankaas. Wareegto ka soo baxday xafiiska Jen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa taliyaha qeybta 27aad loogu magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto) oo horay u ahaa Taliyaha Qeybta 12-ka Apriil ee ciidamada Xoogga dalka. Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa … Continue reading Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta 27aad ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed (Akhriso)